Waajib Qofka Saaran . Abdishakur Gande

 .                       #Gudo_Waajibkaaga

                        ++++++++++++++++

              Kaalinta Iyo Kartida Dhalinyarta.

              ---------------------------------------------------









Hora Loo Soconayaa, hadii La Garanayo Halka Loosocdo. Kaliya Waa In La Helo Jiho-toosan, Hogaan Iyo Dhabo Loo Maro Halka Loo Socdo.

------------------------------------------------------------------------

Kasokow dadnimo. Ka dhalinyar ahaan waxaan awood uyeelan waynay oo luminay karamadii lahayn. Waayo? Waxaynu xaqiijin kari waynay kartida dhalinyarnimo ee caqli iyo cilmi. Waynu awoodi waynay in aan ku noolaan nolashaynu rabno iyo sida wanaagsan ee dadnimadeena iyo dawladnimadeenu qiimo ku yeelanaysay.

Waxaynu ficil u bedeli kari waynay aragti aynu qabno in ay fiican tahay balse sheeko dhaafin

Waxaynu sixi kari waynay qaladaad ino muuqda oo nolasheena iyo dadnimadeena saameeyay.

Waxay ka gudbi kari waynay caqabado  yaryar

Waxaynu marag ka noqonay naburo gaadhay nolasheena. Inago damqanayna ayaynu hadana daawana xiliga jiritaankeenu dhaawacmayo.

Waxwalboo inooma aha cashir aynu barano balse waxaynu ku koobnaa sheeko.

Duruufaha inasoo maray hadaynaan wax ka baran waxay nodon doonaan kuwo ina baabiiya.

Wxynu dooranay oo diidi kari waynay wax inoo qalmin. Inaguu luminay waxaynu xaqa ulahayn.

Waxaynu martina dalkeenii inago ugu nool sidii dad sugsiinaya dadkii lahaa oo iman doona.

In aynu sidan sii ahaana waxay gunimo u tahay Mustaqbalka ubadkeena kuwaaso aynu bidi doono in ay ku noolaadaan nolal tan imika ka liidata oo ah ta ugu hoosaysa dunida.

Hadaynu aragtideena wacan ficil ubedelno wxn noqonaynaa kuwo dunida saamayn wanaagsan kuyeesha oo dhaxal fiican dunida kaga taga.

Hadii qofkastaa kaalintiisa buuxiyo waxaynu noqonaynaa bulsho dhisan.

#Hadii_Maankaagu_Xoryahay_Midkale_Xore


Abdishakur Gande

#Hora_Loo_Socon_Kara_Marka_La_Istaago

#Aduun_Magac_Baa_Ka_Hadhe

#Istaag_Oo_Hore_Usoco

#Guddo_Waajibkaagga

#Buuxi_Kaalintaadda

#Xaqiiji_Kartidaada

Abdishakur Gande

Comments

Popular posts from this blog

Hadaad waalidka kudhalay umahad celin lahyd side ugu mahad niqi lahayd? Q: Abdishakur Gande

Xilku Waa Fursad Qofku Ku Hirgasho Hiigsiga Umaddeed Ee U Baahan Igmasho Doorasho. Q: Abdishakur Gande

Shakhsiyada Iyo Masuuliyada. Q: Abdishakur Gande