Posts

Image
  Dadka aan hareertaada taagnayn ama aydaan ka sinayn heerka garashada iyo hiigsiga heegada sare ma arki karaan waxa adiga kuu muuqda iyo halka aad u socoto, taasina waxa xukuma heerarka kala saraynta garashooyinka iyo kala horumarsanaanta hadba halka aad kala joogtaa. Halbeegyada garashada dadka ayaa waxa kamid ah in ay dadku hoos u dhac iyo haacoo kuu arkaa xiliyada aad ku jirto halganka nolasha iyo xeeladaha horumarkaaga. xaqiiqadu waxay ku faraysaa in aad isbedel samayso, xataa hadaanay dadku ku qanacsanayn waxa aad doonayso, ilaa aad ka xaqiijiso rabitaankaaga. Dadku waxay noqon doonaan kuwo ka marag kaca halgankaagii iyo goobjoogayaasha guushaada u sacabo tuma. Nolasha in aad meel uun ku nagaataa maaha guul xataa haddii aad ku haysato sharaf, maal IWM. Waayo waxa ka mudan ama ka wacan in aad meeshaa ka tagto adiga oo raadinaya ama doonaya in aad meesha meel ka saraysa gaadho. Taasi waa hilinada dadka guusha haybsadaa ay heegada ku gaadhaan. Waayo horumarka ayaaba ah talaabo hore

Qiso. Abdishakur Gande

Image
  Ma garanayo sababta iyo nooca aan Ingiriiska ku imi. Balse waxa aan jooga London. Gaar ahaan xaafad aad moodo in dadka dabaqada sare ahi ay ku nool yihiin meeshuu waa meel beer ah oo dad ay qaninimadu ka muuqataa fadhiyaan. Dadkaa waxa kasoo hor jeeday ilaa afar qof oo iyagana uu ka dambeeyo qasri aan ku qiyaasay in uu yahay guriga England ugu quruxda badan misana ugu qaalisan. Waxaan hore ugu socday gudaha beerta ay dadku fadhiyaan labiska aan xidhanahay waa labiskaygii hargaysa waxa aan taa ku ogaaday markii aan maqlay nin gacanta taagaya oo leh "shan iyo sodon Milyan" madaxa ayaa ruxay mise cabaar ilaa daqiiqad gudaheed ah mid kalaa leh "Shan iyo afartan Milyan"!!! Cajiib.  Aniga waxa igalay xishood ninkaygan rajada nolasha cusub ee uu soogalay mooyee aan taanada hayn ee waxan oo lacag ah maqlaya. Waxaan si dhakhso ah isku waydiiyay waxa meesha kajira waxaan ogaaday in meesha lagu naadinayo ama lagu iibinayo gurigan Xoogaa kabacdi waxaan arkay askar dhankayga u

Abdishakur Gande

Image
  24.Man.2020 The General Officer Of United Nation Department World Food Program (WFP) In The Horn Of Africa And The United Nations Secretary-General's Office For Vice President Of Somaliland Has Been Awrded A Prize To Me, During My Work Of The -Scaling Up Nutrition- (SUN-Movement) Program In Somaliland. The program was the great worth and valuble to me because of i’ve complete inherited the exprience and also it was the great chance to me to meet and share my exprience to the good and the well trained people that came from different sectors.I have apporunity to take part and receive different exprience which each other. Thanks To All.

Waajib Qofka Saaran . Abdishakur Gande

Image
 .                       #Gudo_Waajibkaaga                         ++++++++++++++++               Kaalinta Iyo Kartida Dhalinyarta.               --------------------------------------------------- Hora Loo Soconayaa, hadii La Garanayo Halka Loosocdo. Kaliya Waa In La Helo Jiho-toosan, Hogaan Iyo Dhabo Loo Maro Halka Loo Socdo. ------------------------------------------------------------------------ Kasokow dadnimo. Ka dhalinyar ahaan waxaan awood uyeelan waynay oo luminay karamadii lahayn. Waayo? Waxaynu xaqiijin kari waynay kartida dhalinyarnimo ee caqli iyo cilmi. Waynu awoodi waynay in aan ku noolaan nolashaynu rabno iyo sida wanaagsan ee dadnimadeena iyo dawladnimadeenu qiimo ku yeelanaysay. Waxaynu ficil u bedeli kari waynay aragti aynu qabno in ay fiican tahay balse sheeko dhaafin Waxaynu sixi kari waynay qaladaad ino muuqda oo nolasheena iyo dadnimadeena saameeyay. Waxay ka gudbi kari waynay caqabado  yaryar Waxaynu marag ka noqonay naburo gaadhay nolasheena. Inago damqanayna a

Hadaad waalidka kudhalay umahad celin lahyd side ugu mahad niqi lahayd? Q: Abdishakur Gande

Image
 Hadii Alle Idooradsiinalaha Qofkaan Noqonayo Wxn Dooranlaha Qofkan Ahy Abdishakur Gande +++++++++++++++++++++++++++++++++++ Hadaad waalidka kudhalay umahad celin lahyd side ugu mahad niqi lahayd? Q: Abdishakur Gande -------------------------------------------------------------------------- Isniin 05-September, waa dharaartuu allah iga dhigay qofjira ahna noole karaamaysan, kadib uunkida eebe uurka hooyo igu unkay, igana dhaliyay waalid wanaagsan. waalidkaygaan ku noqday islaamka if & aakhiro amaanan. waalidkay wuxuu igu barbaariyay dhaqan-san, akhlaaq, ixtiraam iyo barista aqoonta diini iyo maadiga aan maanta maalo ama kumeel maro. Anigu, wax doorasho ah Kuma lahayn qaabka nolasha dhalashadayda diineed, jinsiyadeed iyo qoomiyadeed balse allah baa iidooray. Dhaqankayga, garaadkayga iyo wax walba oo muuqayga & maskadayda ka mutaxa waa barbaar sidadarteed hadii qofka aan noqonayo doorasho uyeelan lahaa waxaan dooran lahaa qofka aan imikaba ahay (Abdishakur) waayo waa ku qanacsana

Hogaamiye Mise Madaxwyne? Abdishakur Gande

Image
              Hogaamiye Mise Madaxwyne? Kala duwanaashaha  Hogaamiyaha Iyo Madaxwaynaha.              +++++++++++++++++++++++++                       Q: Abdishakur Gande                      ----------------------------------- Hogaamiye (Hage) & Madaxwayne (Horjooge). ------------------------------------------------------------------------- #Hordhac. ----------------- Su'aal: Dalkaagu Ma Wuxu U Baahan Yahay Madaxwayne Horjooga Mise Hogaamiye Haga? ----------------------------------------------------------------------- Hogaamiye (Leader). Madaxwayne (President). ------------------------------------------------------------------------- "A Leader Is One Who Knows The Way, Goes The Way, and Shows The Way" -Jorn C. Maxwell- Hogaamiye Iyo Madaxwayne waa labo sifo oo kala duwan. Hogaamiye kastaa wuu hagi karaa dal & dad uu hogaanka uhayo. Lkn mdaxwayne kastaa ma hagi karo dal, dan & dad uu xukumo. Hogaamiye waa haybadle Rabi hibo siiyay iyo mid cilmiga hogaaminta ba

Shakhsiyada Iyo Masuuliyada. Q: Abdishakur Gande

Image
 .         Shakhsiyada Iyo Masuuliyada.             ++++++++++++++++++++++++++     بسم الله الرحمن الرحيم Abdishakur Gande     ----------------------------------------------------------------------- Shakhsiyad & Masuuliyad waa labada qaybood ee qofku uu ka kooban yahay.  Qabaababka qofnimada lagu qiimeeyo aya ah labadan qayb 1. Shakhsiyad & 2. Masuuliyad. Shakhsiyadu waa waxa qofka waxba lagaga sheegi karin (Dhaliil) marka lagula xisabtamayo masuuliyada. Masuuliyadu, waa waxa qofka aan u ogalaan in uu shakhsiyan u adeegsado xilka masuuliyad ee uu umad u hayo. 1. Shakhsiyad .  ------------------------ Shakhsiyada qofku wxy ka kooban tahay: dhaqanka, akhlaaqda, labiska, iyo wax lamida. Shakhsiyadu, waa qaybta qofku kaga madax banaan yahay: qiimaynta, dhaliisha, qolada iyo wajibka ama masuliyada qofka lootiriyo iyo wax lamida. 2. Masuuliyad ----------------------- Masuuliyadu, qafku waxay ka kooban tahay, Xilka, hufnaanta, Aqoonta, hogaminta iyo wax lamida.  Masuuliyad